Xaashi Nuur Cabdulqaaddir

Xaashi Nuur Cabdulqaaddir waa qoraa, waana xubin ka tirsan golaha Maskaxshiil. Waxa uu soo saarey buug taariikhda Soomaaliya ka hadlaya, oo magaciisa la yiraahdo: Dal aan Soomaaliya ahayn ma lihi.

Xaashi, waa xog-heynta naadiga, waxa uuna u qabtaa shaqada ugu muhiimsan ee dhanka keydinta Dukumiintiyada.

Buugga Xaashi uu qorey, sawirkiisa iyo macluumaad ku saabsan ba dib ayaannu ka soo gelin doonnaa Alle idinki.