Suldaan Nayruus

Suldaan Nayruus, waa xubin ka mid ah golaha Maskaxshiil, waana asaasaha iyo guddoomiyaha hadda. Waa qoraa, Cilmibaare iyo Tababare. Waxaa qoray xeyn buug ah oo kala duwan. Waxaa uu wax ka qoraa ganacsiga iyo dhaqaalaha. Waxaa kale oo uu wax ka qoraa arrimaha bulshada, isaga oo soosaara sheekooyin ku salaysan dhacdooyin xaqiiqo ah. Ilaa hadda iyo waxa uu soo saaray 11 buug oo kala duwan, oo dhammaan wada daabacan. Waxaa ugu caansan buugta u qoray: Gogoldhigga Ganacsiga, Qaamuuska Ganacsiga, Godadle, Nabsi, Cawo, Layla maxaa loo dilay iyo Warsame iyo Wariyenimo.
Inta badan buugaagtiisa faah-faahintooda waxa laga heli karaa Bolooggan: http://suldan-nayrus.blogspot.com/
Halkan waxaa la soo gelinayaa buugaagta iyo qiimahooda iyo meelaha laga helaba.