Rooble Axmed Iidle

Roble Axmed Iidle, waa qoraa ka tirsan golaha Maskaxshiil. Waxa uu soo saarey buuggiisii ugu horreyey sannadkan 2017-ka, waxaana buugga magiciisa la yiraahdaa Aragtidaydu hodansanaa afkayguna hiil yaraa. Waxa u uga hadlyey doorka haweenka Soomaaliyeed ee bulshada ku dhex leeyihiin ee misena aysan bulshado la socon. Si qoto dheer ayuu arrintaas u faaqidayaa (dhanka halganka, dhaqaalaha iyo hoggaamintaba).
Macluumaadka buugga gadaal baan ka soo gelin doonnaye, laakiin sawirkiisa guud waa kan: