Najax Aadan Faarax

Najax Aadn Faarax, waa xubin ka tirsan golaha Maskaxshiil, waxa ayna u qaabilsan tahay maaliyadda. Waa qoraa soo saartay afar buug oo kala duwan. Inta badan waxa ay diiradda saartaa dhanka dhiirri-gelinta, haweenka iyo taariikhda.

Buugaagteeda ugu caansan waxaa ka mid ah buug ay ka qortay Farmaajo oo la yiraahdo Rajada Ummadda. Waxaa kale oo isna caan noqday buugga la yiraahdo Qaado Furaha Farxadda.

Waxaa kale oo ay qabataa barnaamijyo haweenka lagu hormariyo oo hoos taga Machadka Guryo-samo oo ay hadda hawl-wadeen ka tahay.

Sawirrada buugteeda iyo macluumaad ku saabsan ba gadaal ayaan ka soo gelin doonnaaye, hadda mid kan sii arag.