Cabdullaahi Nuur Tahaliil

Cabdullaahi Nuur Tahaliil waa xabin ka tirsan Golaha Maskaxshiil, waxa uuna u qaabilsan yahay dhanka suuq-geynta buugta Golaha. Waa qoraa soosaaray buug la yiraahdo “Xulka Xikmadaha”. Waxa uu hadda wadaa buug uu ka tarjumayo buugga caanka ee la yiraahdo “48 laws of Power”. Waxa uu qorshuhu yahay in buuggan la soo soosaaro horraanta sannadka 2020 ka.

 

 

Hoos ka eeg sawirka buuggiisa