Cabdullaahi AXmed Tahaliil (Buubaal)
Cabdulaahi Axmed Tahaliil (Buubaal) waa xubin ka mid ah golaha Maskaxshiil. Waa qoraa soosaaray laba buug oo midna taariikh ka hadlayo midna caafimaad ka warramayo. Labada buug waxaa la kala yiraahdaa: Dhulkii Qorfaha iyo Cilmi iyo Caafimaad. Buubaal waxa takhtar ka mid ah takhaatiirta da`da yar ee bartay cilmiga caafimaadka.
Sawirrada buugtiisa waa kuwan: