Abuubakar Caddow Cali

Abuubakar Caddow Cali waa qoraa ka mid ah qoraayaasha Soomaaliyeed oo ah xabin ka mid naadiga Maskaxshiil. Abuubakar, waxa uu sannadkaan soo saaray buuggiisii ugu horreeyey oo uu uga walqalay Dhisidda Qoyska. Waa buug ay akhriteyaasha Soomaaliyeed ka baran karaan habka iyo nidaamka ugu wanaagsan ee loo maro dhisidda qoys baraara.
Macluumaad dhammeystiran oo buugga ku saabsan gadaal baan idin kaga soo sheegi doonnaaye, bal hadda arag jaldiga buugga.