Aadan Maxamed Khayrre

Aadan Maxamed Khayrre waa qoraa ka mid ah xubnaha golaha Maskaxshiil. Waxa uu buuggiisii ugu horreeyey soo saaray horraanta sannadkaan 2017ka. Waxaa la yiraahdaa buugga uu soo saaray Furaha Nolosha, waxa uuna qoruhu diiradda ku saaray habka ay dhallinyarada Soomaaliyeed uga gun-gaari lahaayeen hadafka noloshooda. Inta badan waxa uu aad ugu faaqidey kaalinta waxbarashadu ay ka qaadato horumarka qofka.

Faahfaahinta buugga oo dhammaystiran gadaal baannu ka ogaan doonnaaye, hadda sii arag jaldiga buugga: