Golaha qoraayaasha Soomaaliyeed waxa uu ugu hambalyeynayaa ummad weynta Soomaalida curashada bisha Soonqaad. Waxa uu goluhu ummadda Soomaliyeed ugu ducaynayaa in bishaan teeda kale ku gaarsiiyo barwaaqo iyo raynrayn.
Waxa uu goluhu u soo jeediyanaa ummadda in ay is cafiyaan, badiyaan akhriska qur’aanka, salaadaha iyo sadaqada. Waxa uu sidaas oo kale goluhu u soo jeedinayaa dhammaan ummadda in ay buugtana akhriyaan.
Ugu dambayn, waxa uu goluhu leeyahay ‘Hambalyo’.
Xafiiska dhexe ee golaha
info@maskaxshiil.so
Leave A Comment