Goobta uu naadiga Maskaxshiil ku lahaa hoolka bandhigga buugta ay soo booqanayeen qoraayaal kala duwan oo ka soo qeyb-galay Carawada Buugta ee Muqdisho. Waxaa halkaan ku sawiran qoraayaal reer Maskaxshiil ah iyo Qoraayaal kale. Ka bilaw bidix: waa qoraa Lamafilaan, qoraa Bisle, Qoraa Suldaan Nayruus, qoraa Garaad-Yoonis iyo qoraa Cali Suudi.
Leave A Comment