Xubnaha

Farxiya Muxiyaddii Yuusuf
Farxiyada Muxuyaddiin Yuusuf, oo ku magac dheer Lamafilaan, waa xubin ka tirsan golaha Maskaxshiil. Waa qoraa wax ka qorta dhiirri-gelinta. Sii Akhri

Suldaan Nayruus
Suldaan Nayruus, waa xubin ka mid ah golaha Maskaxshiil, waana asaasaha iyo guddoomiyaha hadda. Waa qoraa, Cilmibaare iyo Tababare. Waxaa Sii Akhri

Axmed Maxamuud Dhicisaw
Axmed Maxamuud Dhicisaw oo ku magac dheer Yaanyo, waa xubin ka mid ah golaha Maskaxshiil, waana madaxada tafatirka guud. Waa Sii Akhri

Cabdullaahi Xuseen Xasan
Cabdulaahi Xuseen Xasan, wa xubin ka tirsan golaha Maskaxshiil. Waa qoraa rug-caddaa ah, oo in ka badan 40 sano wax Sii Akhri

Anwar Axmed Mayow
Anwar Axmed Mayow, waa xubin ka mid ah golaha Maskaxshiil. Waa qoraa, Suxufi, Cilmibaare iyo Talabixiye. Anwar, waxaa uu wax Sii Akhri

Najax Aadan Faarax
Najax Aadn Faarax, waa xubin ka tirsan golaha Maskaxshiil, waxa ayna u qaabilsan tahay maaliyadda. Waa qoraa soo saartay afar Sii Akhri

Daljir Cabdullaahi Halgame
Daljir Cabdullaahi Halgame, waxaa qoraa waana xubin ka tirsan golaha Maskaxshiil, waana madaxa waaxda tababarrada golaha. Waa qoraa soo saarey Sii Akhri

Cali Suudi Nageeye
Cali Suudi Nageeye, waxaa xubin ka mid golaha Maskaxshiil, waxa uuna qaabilsan yahay la-xiriirka haayadaha iyo dawladda. Waa qoraa soo Sii Akhri

Xaashi Nuur Cabdulqaaddir
Xaashi Nuur Cabdulqaaddir waa qoraa, waana xubin ka tirsan golaha Maskaxshiil. Waxa uu soo saarey buug taariikhda Soomaaliya ka hadlaya, Sii Akhri

Rooble Axmed Iidle
Roble Axmed Iidle, waa qoraa ka tirsan golaha Maskaxshiil. Waxa uu soo saarey buuggiisii ugu horreyey sannadkan 2017-ka, waxaana buugga Sii Akhri

Abuubakar Caddow Cali
Abuubakar Caddow Cali waa qoraa ka mid ah qoraayaasha Soomaaliyeed oo ah xabin ka mid naadiga Maskaxshiil. Abuubakar, waxa uu Sii Akhri

Aadan Maxamed Khayrre
Aadan Maxamed Khayrre waa qoraa ka mid ah xubnaha golaha Maskaxshiil. Waxa uu buuggiisii ugu horreeyey soo saaray horraanta sannadkaan Sii Akhri

Suldaan Qabdiid
Suldaan Qabdiid waa qoraa, waana xubin ka tirsan golaha Maskaxshiil. Waxa uu sannadkan soosaray buuggiisii ugu horreeyey oo uu ugu Sii Akhri

Mustaf Warsame Sabriye
Mustaf Warsame Sabriye oo ku magacdheer (Timacadde) waa qoraa, waana xubin ka mid ah golaha Masaxshiil. Timacadde, waxa uu qoraalka Sii Akhri

Siyaad Maxamuud Shire
Siyaad Maxamuud Shire waa waa xubin ka mid ah golaha Maskaxshiil. Waa macallin, waana qoraa. Waxa uu soo saaray buug Sii Akhri

Cabdullaahi AXmed Tahaliil (Buubaal)
Cabdulaahi Axmed Tahaliil (Buubaal) waa xubin ka mid ah golaha Maskaxshiil. Waa qoraa soosaaray laba buug oo midna taariikh ka Sii Akhri

Cabdullaahi Nuur Tahaliil
Cabdullaahi Nuur Tahaliil waa xabin ka tirsan Golaha Maskaxshiil, waxa uuna u qaabilsan yahay dhanka suuq-geynta buugta Golaha. Waa qoraa Sii Akhri