Waxa Aan Qabanno 2018-09-02T17:26:22+00:00

Golaha Maskaxshiil, waxa uu qabtaa hawlahan soo socda:

b) Aruurinta iyo mideynta qoraayaasha Soomaaliyeed.
t) Taageeridda qoraha; dhanka qoraalka, tafatirka iyo daabacaaddaba.
j) Tafatirka guud ee qoraallada iyo buugaagta.
x) Abaabulidda iyo qabashada bandhigyada buugaagta; gaar ahaan qoraaga iyo bandhigga guudba.
kh)Wacyi gelinta bulshada dhanka akhriska, si bulshada loogu beddelo bulsho akhris.
d) Dhowridda xuquuqaha kutubta iyo guud ahaan daabacadda.
r) Ilaaliyo danaha qoraayaasha Soomaaliyeed.
s) Kor-u-qaadidda xoriyadda fekerka iyo hal-abuurka