Naadiga Maskaxshiil iyo Bandhiggii Garoowe

Naadiga Maskaxshiil ayaa waxa uu ka qeyb-galay bandhig-buugeedkii Garoowe ee saddexaad. Waxaa Garoowe tagey 8 xubnood oo ka socotay naadiga. Xubnahaasi oo ka mid ahaayeen qoraayaal rug-caddaa ah ayaa halkaas waxa ay ku soo bandhigeen buugaag kala duwan, iyaga oo sidoo kale ka jeediyey qudbado kala duwan, kana qeyb-qaatay doodo-cilmiyeedyo taabba-gal ahaa.

Daawo Sawirrada:

2017-10-16T15:27:16+00:00 October 16th, 2017|Maxaa Cusub|0 Comments

Leave A Comment