Casho-sharaftii uu naadigu Maskaxshiil u sameeyey qoraayaal

Naadiga qoraayaasha Soomaaliyeed ee Maskaxshiil ayaa waxa uu casho-sharaf u sameeyey 14-ka bishii sagalaad ee 2017-ka.

Qoraayaashan ayaa waxa kala yimaadeen dalka gudihiisa iyo debaddiisa, waxa ayna ka soo qeyb-galeen kulankii bandhigga buugta ee Muqdisho.

Waxa uu kulan qiime badan oo ay isku baranayeen dhammaan qoraayaasha oo intooda badnaa isku cusbaa. Aad bay u bogaadiyeen naadiga Maskaxshiil marti-qaadkiisa.

 

2017-10-16T14:35:58+00:00 October 16th, 2017|Maxaa Cusub|0 Comments

Leave A Comment