Yeynnu Nahay
Golaha qorayaasha Soomaaliyeed ee Maskaxshiil, waa gole ay isku bahaysteen qorayaal Soomaaliyeed oo isugu jira: qoraayaal rugcaddaa ah, kuwa dhexe iyo kuwa cusubba, si ay isaga kaashadaan curinta, qorista iyo baahinta kutubta. Goluhu waa mid u furan qoraa kasta oo Soomaali ah. Ujeeddada ugu muhiimsani, waa iskaashiga qorayaasha, daryeelidda taya qoraalka, faafinta kutubta, kor-u-qaadidda akhriska iyo wacyi gelinta bulshada, si loogu beddelo bulshada Soomaaliyeed bulsho wax akhrisa.
Sawiro
Maqaallo
GOLAHA QORAYAASHA SOOMAALIYEED EE MASKAXSHIIL OO KA QEYBGALAY CARWADA BUUGTA MUQDISHO
Golaha Qorayaasha Soomaaliyeed ee Maskaxshiil ayaa ka qeybgalay Carwada Buugta Muqdisho oo soconayey 1-3da Diseenbar, 2021. Golaha ayaa Carwada geeyey buugtii ay soosaareen xubnihiisu labadii [...]
GORFEYNTA BUUGGA MURUGO: Qalbi Taajir
Bismillah; Waxaan dhammeeyay buug layaab leh oo akhriskiisu igu qaatay 5 saacadood oo xiriir ah, haddaba, hoos ka akhri bogagga ugu layaabka badan buuggan; Samaratar [...]
IDMAN XAGGEE KU DAMBAYSAY?
Dhabankeeda waxaa la moodaa shumac ifaaya. Inta castahay ayaa ay ilqabadna leedahay. Bukh godan baa ay camankeedu yeeshaan markii ay qoslayso, laakiin waa baso xiir [...]
TANI WELIGEED BAY JIHAADAYSAY!
Waa aan kuray ahaa ayaa niga oo marar kala duwan raadye daarnaa mawjadihiisa warwareejinaya, waxa aan geeyey meelo ay ku kala jireen raadyihii Kulmis iyo [...]
DAWEYNTA DHIBTA CAASHAQA: Qeybta 1aad
Gabaryaheey ama wiilyahoow qalbiga laga dhaawacay ama waqtigu uu ku cuslaaday ee qofkuu jeclaa waayey ee niyad-jabsan waxaan ku leeyahay "ha niyad-jabin, maadaama maamulkaaga uu [...]
DHALLINYARADA IYO DASTUURKA
Waxaa lagu qiyaasaa Soomaaliya Dadka ka yar Da,da 30-ka iney yihiin 70%, halka 11% ey yihiin caruur. Dhallinyarada ka yar 30-ka waa aqlabiyada Dadka Soomaalida. [...]